LyricFind Logo
LyricFind Logo
Profile image icon
Lyric cover art

Odey Hebel (Freestyle)

Apple Music logo
Deezer logo
Spotify logo
Lyrics
Waxaan ahay Muwaadin Maradisa Xiran
Waxan ahay Muwaadin Maskaxdisa Wata
Waxan diiday Muwaadin Murun Badan
Waxan diiday Muwaadin Mashruuc Wata

Waxan iri Waayo
Waxu yiri Waayel
Wa muwaadin
Mawado Waano
Wa la I qaday heeso
Waxan haaya fursado
Waxan wadaa peeso
Walwalka ka dajiso
Majaacada ka saarto (Wow)

Murun ma galo
Maradeeda I cad
Mulla I shaqeysa
Meel walba ku mara
Muwadin Ba la imooda
Marti Soor ku dheereya
Murti ka burqanayso
Maqaam sare leh
Maamusna muujiya
Marba Suit Xirta. (Yeah)

Muqdishan Ka duuli
Maraykan ka dagi
Mashruuc dajini
Mulla ban qadani
Minin baan ka dhisi
Muraayad ka dhigi (Wow)

Kama naxo Musuq masuq
Mulladaada I cad
Muufadaada cuni
Maraqada Cabi
Maradaada Xiran
Mulladaada Ka qadeyn
Maslaxan kugu dari
Madax I dooran ku dhihi (Haye)

Maalintan Helena
Media yaha ka dhisi
Mashruucna wan keeni
Marwoyinkan badin
Calooshana Maamusi
Muwadinkan in kiri
Shisheeye maradisa
Marba Xiran Haye
Marna Xaraken Woow

Muwadinki iskeenan
Mooshin ban ka keeni
Maskaxdaadan ku ciyaari
Waana I aamini
Messi baad i moodi (woo)
Sharaftaada Gadan
Meel mar ban ka dhigan

Tolkan ka masruufi Warya (Ayu Yiri)
Inaan Kaa Taajiran Meesha U Imid (HaHa)

Ka da Tolka
u daa Dadka (Huh)
Ka Daa bidixda
U daa barbaarta (Huh)

Ka da Tolka
u daa Dadka (Huh)
Ka Daa bidixda
U daa barbaarta (Yeah)

Oday hebal
Iga hoo waa digniine
Hada iyo hadhowtaba
Hadalkeygu haku Deeqo

Sida haado kalaan
Hawada marayaaye
Haku hamin weligaa
Inaad heedhe igaarto

Ha imoodin Nin hurda (Heey)
Ha imoodin Nin maqan (Heey)
Ha imoodin Nin maahsa (Heey)
Ha imoodin Hana iloobin (Odey Hebel)

Sodon sano oday hebel
Adinka dabka shiday
Adinka dib noo dhigay
Isku diray bulshadeena

Odayaashu dhalinta
Ha udaayeen waqtgooda
Ha siiyeen fursadooda
Ubixii dalka weeye
Ugaleexda wadadooda
Ha gaaran hamigooda
Hana joojin dhaqaaqoda (No)

Ka Da
Ka Da
Ka Da
Ka Da

Ka da Tolka
u daa Dadka (Huh)
Ka Daa bidixda
U daa barbaarta (Huh)

Ka da Tolka
u daa Dadka (Huh)
Ka Daa bidixda
U daa barbaarta (WARYA)

Waxan diiday Muwaadin Murun Badan
Waxan diiday Muwaadin Mashruuc Wata
Waxaan ahay Muwaadin Maradisa Xiran
Waxan ahay Muwaadin Maskaxdisa Wata

Waxan diiday Muwaadin Murun Badan
Waxan diiday Muwaadin Mashruuc Wata
Waxaan ahay Muwaadin Maradisa Xiran
Waxan ahay Muwaadin Maskaxdisa Wata

WRITERS

Hamza cherif

PUBLISHERS

Lyrics © O/B/O DistroKid

Share icon and text

Share


See A Problem With Something?

Lyrics

Other

LyricIQ Analysis

Top Emotion

Enjoyment

Sentiment
Thumbsup IconThumbsdown Icon
Theme

None